All Boocame Online

Akhriso Liiska wasiirada cusub iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan

1- Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal,

2- Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Raxanweyn ,Digil,Dabare,

3- Mudane Xuseen Carab Ciise Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga,Isaaq Garxajis Ciidda gale

4- Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha. Daarood,Ogaadeen ,Coowl yahan

5- Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Hawiye Habargidir, Ceyr,

6- Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.Daarood,Mareexaan.
7- Marwo Caasho Cismaan Caaqil Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska, Beesha shanaad
8- Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha,Waa Raxanweyn,Mirifle,Leesaan.
9- Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dir Faqa Muxumud.

10- Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta,Waa Hawiye Murusade.
11- Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga,Waa Isaaq Habar Awal.
12- Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda.
13- Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha.

14- Mudane Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta,Waa Daarood,Leelkase.
15- Mudane Jaylaani Nuur Iikar Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska,Waa Reer Xamar reer Suufi.

16- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka,Waa Hawiye Gaal jecel
17- Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.Waa Daarood Dhulbahante.
18- Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga.Hawiye,Xawaadle,Agoon.

You must be logged in to post a comment Login

Log in | Designed by Mohamedia