All Boocame Online

Cuqaasha ,Waxgaradka,Ugaaska Beesha Xassan Ugaas oo sheegay Boocame inay tahay Puntland +Warbixinta Daawo+Vedio

boocame

Buuhoodle oo is dhaafiyey Dad ka soo jeeda Beelaha mudulood oo ka mid ahaa Jamhadii USC ee Xasuuqa u geysatay Shacabka Daaroodka koonfurta Somalia

indho cade

Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn waxaa ka soo  degay  Saddex diyaaradood oo ay ka buuxaan dad ka mid ahaa  Hogaamiyayaashii Jamhadii USC,Jamhadii USC  ayaa waxaa lahaa  ama samaystay  Beesha Mudalood  ee Hawiye. waana jab-hadii xasuuqa ka gaystay Gudaha Soomaaliya .  Ragga la xusay oo la xaqiijiyey ee ka mid ahaa Jab-hadii  USC  ayaa waxaa ka […]

SSC:- KASHMIIR-NIMO MISE DARWIISH-NIMO. Xaflada iyo xeedho kuuma taalo maqaal+ Daawo+vedio

maqaal

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-naxariis iyo nabadgelyo Suubane Rasuulkeena Muxamed CSW korkiisa,karaamada,gobanimada iyo xoriyad ku noolaanshahu waa astaamaha qiyamkooda leh qiimo iyo mudnaan gaar ahaaneed-ba leh(basharkuna ka maarmi kareeyn Marka Shareecadda Islaanimadda laga yimaado(Caqiidada)qormadan Maanta ayaa ah mid daba socota ama qeyb ka mid ah taxanaha aan ku tibaaxinaayo waayaha gunimadda iyo marxaladan […]

INTA LAASKU MAQAN YAHAY,SSC GUNIMO TAHAY,GUULEED HURDADA JIRO(DHAANTADA INOO TUMMA)

Somaliland

Mahad oo dhan Allah ayeey u sugnaatay-Naxariis iyo nabadgelyo Suubane(Rasuulkeena Muxamed CSW korkiis)sharafta,karaamada iyo waxyaabaha milgo gobeedka Ummadda u ah(laf dhabarka)xoriyad iyo hanaan xurmo leh ku nolaanshaha(magac iyo maqaam ahaanba)degaanka ayaa ahmiyad iyo mudnaan gaar ah u leh bulshadda(taariikh qiimo iyo waayo dhaxkiisa-ba leh)Magaaladda Laascaanood Xarunta G/Sool waa goob ama hooyga xudunta qoomiyada Daraawiishta SSC(Caasimada) soo […]

Baaq Taageero: Beesha Reer Cilmi oo taageertay, Bayaankii Beel-waynta Ugaadhyahan.

taa

Baaq Taageero: Beesha Reer Cilmi oo taageertay, Bayaankii Beel-waynta Ugaadhyahan.   Anagoo ah Beesha Cilmi Naalaye eek u dhaqan gudaha dalka Soomaaliya, waxaanu taageeraynaa si buuxda  bayaankii ay soo saareen Garaadka Guud Garaad Saleebaan Garaad Max’ed & Cuqaasha Beeshu. Go’aanka ay qaateen oo ah mid ka turjumaya dhamaan duruufaha ku xeeran degaanada SSC & Gaar […]

Beesha Ugaadhyahan Garaadkooda Iyo Cuqaashooda Oo Go’aan Midaysan Kasoo Saartay Afduubka Saaxdheer Ka Socda

shir-ugaadhyahan

Shir wada tashi ah oo ay isugu yimaaddeen Garaadka, Cuqaasha iyo waxgaradka Ugaadhyahan oo dhacay maalinnimadii Sabtida 24/08/14 ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo muhiim ah oo ku aaddaan in beeshu aragti midaysan ka qaadato afduubka iyo indhasarcaadka Saaxdheer ka socda oo beeshu u aragtay inay tahay lagama maarmaan in laga hadlo oo aan indhaha […]

Wax’magarad dumar iyo caruur u badan oo la soo uruurshay, Cali Khalif ma ku noqon kara M/weyne?

maq

Wax’magarad dumar iyo caruur u badan oo la soo uruurshay, Cali Khalif ma ku noqon kara M/weyne? Waxaynu la wada socona sida Dr.Cali Khalif dhowaan loogu doortay madaxweyne maamul uu isagu samaystay oo lagu magacaabo Khatumo. Cali wuxu sheegay in dadka Dhulbahante ay ku khasbeen in uu qabto mansabkan, taas oo ah, wax aan waxba […]

Nayroobi(pp) Mamulka KMG ah ee Jubba ayaa cadeeyay mowqifka ay ka taagan yihiin nidaamka federaalka ee lagu dhibaataynayo Puntland xili xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe ee Somaliya uu go’an yahay

fara

Nayroobi(pp) Mamulka KMG ah ee Jubba ayaa cadeeyay mowqifka ay ka taagan yihiin nidaamka federaalka ee lagu dhibaataynayo Puntland xili xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe ee Somaliya uu go’an yahay. Madaxwayne ku xigeenka Jubba Gen.Cabdilaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo u waramayay Puntland Tv ayaa si cad u sheegay inaysan marnaba ogalaadoonin federaal lagu dhibaataynayo Puntland. […]

Farqiga U Dhaxeeya Warbaahinada Reer Puntland + Khaatumo Iyo Warbaahinada Somaliland

Abdirashid Abdi Daad

Farqiga U Dhaxeeya Warbaahinada Reer Puntland + Khaatumo Iyo Warbaahinada Somaliland   Waxaan ku bilaabayaa magac Allah ee naxariis oo dhan iska leh   Intaanan dhex gelin farigaas cinwaanku tilmaamayo, bal aan xoogaa qanjiiriyo guud ahaan saxaafadaha Somaliya oo dhan meesha ay kaleeyihiin xagal daaca oo dhibaha badani uga imanayaan… Sidaan ognahay waddan aan lahayn […]

Urur Siyaasi ah oo Mucaarad ku ah Siyaasadda guracan Ee khaatumo oo dhawaan lagu dhawaaqi doono (Warbixin)

darwiish-hore

Waxaa jira guux ka baxaya waxgaradka,Aqoonyahanadda,Siyaasiyiinta,Dhalinyaradda,shacabka Rag iyo Dumar kuwaas oo aad u dhaliilsan siyaasadda Maamulka Khaatumo ee uu ku shaqaynayay sanadadii la soo dhafay iyo midda uu ku sii shaqayn doono Sanadda soo socda,madama taladda ay hayaan isla kooxdii taladda haysa sanadihii la soo dhaafay. Howlahha Ururkan ayaa waxaa noogga waramaya xubno ka mid […]

Log in | Designed by Mohamedia