Wararka
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05-17-2012 Magaalada Washington ee Caasimada Maraykna ka dhacay Banaanbixii ugu waynaa ee oo lagu taageerayo midnimada Soomaalia .Sidoo kale lagaga soo horjeedo Maamulka Siilaanyo ee ka taliya Waqooyiga Soomaalia. Banaanbaxan oo ay isugu yimaadeen Boqolaal ka mid ah Soomaalida Waqooyi…
May 17 2012 / No Comment / Read More »
Golaha dhaqanka Puntland ayaa ka baxay shirka muqdisho ka dib markay dhawaan qoraal ka soo saareen mabda ooda Dastuurka ku aadan. Puntland ayaa ahaa kuwii ololaynayey in Dastuurka la sameeyo waxayna dib ka sheegeen in wax laga baddalay wixii la isku ogaa iyagoo ku eedeeyey…
May 15 2012 / No Comment / Read More »
Waa nasiib daro in madaxweyne la soo doortay uu xasuuqo dumar iyo caruur Hargysa,(Qaran news)-Dagaal qadhaadh oo lagu hoobtay una dhexeeyay ciidamada qaranka Somaliland oo difaacaayey dhul la sheegay inuu iibsadey afhayeenka wershada sibidhka Berbera iyo shirkada Dahabshiil,ahna xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland…
May 15 2012 / No Comment / Read More »
LABA SINAYSANAYA OO ISKU DHEGAY DAAWO VEDIO…
May 15 2012 / No Comment / Read More »
Burco: Masuul sare oo ka soo jeeda Beesha Habar jeclo ayaa umahad celiyey Waxgaradka Buuhoodle . Masuulkan oo ku sugan Magaalada Burco ayaa shabakada allboocame u xaqiijiyey in Geelal ay leedahay Beeshooda Habarjcelo inay dib ugu soo celiyeen Beesha dhulbahante oo Geel ka qaaday todobaadkii la…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
istayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Xeebta Liido oo jimce walba ay shacbiga ku dhaqan magaalada Muqdisho si’aad ah ugu damaashaad tagaan ayaa waxaa todobaadkaan ku damaashaaday Qurbo Joogtii ugu badneyd tan iyo wixii ka dambeeyey xornimadii Lixda August xiligaasi oo ay…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
Wararka aan ka helay Magaalada Washingto D.C ayaa xaqiijiyey inuu ka dhexjiro muran xoogan qaban qaabiyayaasha kooxaha taageeryaasha Kooxda fallaagada ee Waqooyiga Somalia , ee isu bixiyey Somaliland ,kuwaasoo taageerayaashooda maraykank ahi ku jireen todobaadyadanba qaban qaabada banaanbax lagu taageeri lahaa maalintooda ay ku doonayaan…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
Addis Ababa, May 10 -Warbixinta ayaa lagu bilaabay iyadoo dib loo eegayo sooyaalka xidhiidhka labada dal, waxaana Ethioipia sheegtay in cilaaqaadka labada dal uu abid xumaa ,islamarkaasina labada ummadood ay galeen dagaalo ay wasaaradda arrimaha dibaadd Ethioipia ku sheegtay in ay sabab u ahaayeen riyada…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
PRESS RELEASE 11 May 2012 Puntland Government Response to Draft Federal Constitution of Somalia Puntland Government received a copy of the Draft Federal Constitution for Somalia on 30 April 2012, sent jointly by the Independent Federal Constitution Commission (IFCC) and the Committee of Experts (COE).…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
SAADO CALI MAXAY KA TIDHI SOMALIA IYO SOMALILAND VEDIO…
May 11 2012 / No Comment / Read More »
Waxaan Ogaysiinayanaa dhamaan Qurba joogta Soomaaliyeed Khaasatan kuwa Gobolada SSC,kuwa Puntlnad iyo kuwa Soomaaliweynba ee ku nool Carriga Waqooyiga America .inay nagala soo qayb galaan Banaanbax lagu taageerayo midnimada Soomaaliyeed maadama ay 18 sidee iyo tobonka tahay maalinta ay ula baxeen kooxaha gooni goosadka ee…
May 9 2012 / No Comment / Read More »
Gabadh Soomaaliyeed ayaa maalintii Axaddii la soo dhaafay lagu aasay Columbus Ohio . Gabadhan ayaa habeenimadii isku Dal dashay Magaalada Columbus Ohio. Gabadhan ayaa ahayd 19jir aan la noolayn Waalidkeed oo muddo ku noolayd gobolkale aan ahayn Columbus Ohio. waxaana waalidkii dhalay ugu tageen magaalo…
May 8 2012 / No Comment / Read More »
Mother of 18-year-old Hassan Aden said she wonders if his Somali nationality affected the investigation into his disappearance. The family of Hassan Aden buried the 18-year-old on Monday, two days after his body was found under a bridge near the Mississippi River and about two…
May 8 2012 / No Comment / Read More »
Boqor Cabdillaahi Ahmed dabagooye oo taageero badan ka helay shacabkiisa Hayaag DAAWO VEDIO…
May 8 2012 / No Comment / Read More »
Degmada boocame ee gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay galabta qarax .geystay qasaare. qaraxan ayaa waxaa ku dhaawacmay laba wiil oo dhalinyaro ah oo arday ah . qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad laga daawanayey ciyaaraha .sidoo kale intaan qaraxan dhicin ayaa waxaa dad waxay cabsi…
May 7 2012 / No Comment / Read More »
Somalia’s last president before the country erupted into decades of war made an ominous warning: force him from power, and he would leave Mogadishu as he found it, with only one road. The rest he would destroy. The threat came true: President Siad Barre was…
May 6 2012 / No Comment / Read More »
Inj reer londan oo layidhaado inj maxamuuud Caydiid dirir oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa booqasho ku tagay Dalyare DAAAWO imaantinka iyo ballan qaadka inj caydiid…
May 6 2012 / No Comment / Read More »
Maqaalada
Waxaan Ogaysiinayanaa dhamaan Qurba joogta Soomaaliyeed Khaasatan kuwa Gobolada SSC,kuwa Puntlnad iyo kuwa Soomaaliweynba ee ku nool Carriga Waqooyiga America .inay nagala soo qayb galaan…
May 9 2012 / No Comment / Read More »
Inj reer londan oo layidhaado inj maxamuuud Caydiid dirir oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa booqasho ku tagay Dalyare DAAAWO imaantinka iyo ballan …
May 6 2012 / No Comment / Read More »
Afeef. Qoraalkani wuxuu ku koobanyahay arriagtidayda dhaqanka iyo tolnimada. Waxaan kaloo ka'afeefanayaa inaanan aragtidayada ka dhiibanayn aragtida ama mawqifka siyasadeed ee Boqor Cabdullaahi. Keliya waxaan…
Apr 30 2012 / No Comment / Read More »
Hees Cusub oo ku saabsan Tacadiyada Gobolada ssc DAAWO VIDDEO…
Apr 25 2012 / No Comment / Read More »
Somaliland Police in Laascaanod, Sool region detained a Somali TV journalist, Mr Mohamed Shaqale Ashuur amid he was with his colleague in a car that heading to…
Apr 22 2012 / No Comment / Read More »
Canadian TV Program on Strategies to Avoid a Return to Famine Conditions in Somalia.flvvideo…
Apr 17 2012 / No Comment / Read More »
Let the Roadmap caravan reach its destination. – By Deeq S Yusuf ‘’Daily and hourly, the politician inwardly has to overcome a quite trivial and…
Apr 16 2012 / No Comment / Read More »
wAXBARASHADA TUULO SABAKAAB VIDEO…
Apr 11 2012 / No Comment / Read More »
xISBI ISLAAMI AH OO LOOGA DHAWAAQAY QURBAHA DAAWO VIDEO XISBIGA OO HOGAAMINAYO MAXAMED SALEEBAAN DIRIR JIGAXAY HALKAN KU DHUFO OHIO…
Apr 10 2012 / No Comment / Read More »
waxaan hambalyo kal iyo laab ah u diraynaa meherka boqoraka iyo boqoradda Maxamud Axmed Maxamed iyo Khadra Xassan Maxamed. hambalyadan waxaa diraya Abbe cabdilaahi ciise…
Apr 8 2012 / No Comment / Read More »
waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa meherka Cabdikariin Faarax Dheere iyo Aamina Cabdi maxamed oo meherkoodu ka dhacay Canada Toronto. sumin cabdi…
Apr 8 2012 / No Comment / Read More »
Bismillaahi RaxmaniRraxiim;inaa illaahi waa ilaahi raajicuun. waxaan Tacsi tiiraanyeleh u dirayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan,waxaan kaloo tacsi udirayaan dhamaan eheladii iyo qoyskii…
Mar 23 2012 / No Comment / Read More »
Halkaan ka daawo sidii loogu soo dhaweeyey askartii ka soo goostay horgale canbaashe…
Mar 17 2012 / No Comment / Read More »
dhibaatooyinka haysta dadkii sool joogto DAAWO VIDEO…
Mar 17 2012 / No Comment / Read More »
halkaan ka daawo wareysi dheer uu bixiyey mudane ahmed saleebaan cabdala dafle ugana hadlayo waxii uu u soo joogay xiligii uu madaxda ka ahaa dowladii melitariga…
Mar 16 2012 / No Comment / Read More »
macadka diiniga ah ee widhwidh daawo video…
Mar 15 2012 / No Comment / Read More »